|

Guddoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Ee Gobollada AWDAL iyo SELEL Oo Iscasilay DAAWO

Boorama,  06, October, 2016-(SDN/QJ) – Guddoomiyihii Maxkamadda Racfaanka  ee Gobollada Awdal iyo Selel, ayaa Maanta si rasmi ah  iska Casiley xilkii Guddoomiyenimo ee  Maxkamadda Racfaanka  ee Gobollada Galbeedka Somaliland.

Guddoomiye Idiris Faarax Muuse oo Warbaahinta u sheegay inuu xilkaasi iska casilay, ayaa eedeeyay bahda Garsoorka Somaliland oo uu sheegay inay dhaliilo ka jiraan

Comments are closed