|

Guddoomiye Muuse Biixi oo Taageeray Go’aankii Labada Gole ku Ansixiyeen Saldhigga Militeri ee Berbera, Farriin Adagna u Diray Guddoomiyaha Waddani DAAWO

Hargaysa 16. February 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha xisbiga haya talada Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynenimo ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay go’aankii ay dhawaan labada gole Baarlamaan ee Guurtida iyo Golaha Wakiilladu ku meel mariyeen mariyeen inay xukuumadda Somaliland la gasho dalka Imaaraadka Carabta heshiis u ogolaanaya inay saldhig millateri kaga samaysanayaan madaarka Berbera, waxana uu si weyn usoo dhaweeyey go’aankaas, isaga oo dadka dhaliilayana digniin adag u diray.

Comments are closed