|

Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad Ee Wakiillada Oo Ka Warramay Ujeeddada Kulan Wefti Uu Hoggaaminayey Sool Kula Yeesheen Cali Khaliif Galaydh DAAWO

Hargaysa 04. March 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka warramay ujeeddada kulan uu deegaanka Xidh-xidh ee Gobolka Sool isaga iyo Xildhibaanno ka soo jeeda Sool ay kula yeesheen Dr. Cali Khaliif Galaydh.

Guddoomiye ku-xigeenku wuxuu sheegay in Cali Khaliif Galaydh uga warramay waxay uga dan leeyihiin Wada-hadallada ay kula jiraan Somaliland.

Comments are closed