|

Guddoomiyahii Xilka Looga Qaaday Cagaf uu Ka Gudoomay Xisbiga Waddani ee Degmada Dhoqoshay oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaaladdaasi DAAWO

Dhoqoshay 02. August 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyahii hore ee Degmada Dhoqoshay ee dhawaan xilka guddoomiyenimo ee degmadaasi loogga qaadey arrimo la xidhiidha Cago-cagaf uu ka guddoomay Xisbiga WADDANI, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey degmadaasi, iyada oo uu halkaas ka sheegay in uu xilka guddoomiyenimo na uu si rasmi ah u wareejin doono maanta oo Arbaco ah.

Comments are closed