Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo reer Xudun maxaa kala qabsaday(DAAWO)
Xudun Jan 05,2016(SDN/QJ)-Guddoomoyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu safar u ugu magic daray Mideynta iyo Nabada waxa uu ku tegay gobolada Bariga Somaliland.
Kulan uu Guddoomiyaha UCID kula yeeshay bulshada reer Xudun, kulankaa ayaa waxa ka hadlay qaar ka mida bulshada reer Xudun oo diidmo ka muujiyay qadiyada Somaliland.
Safarkan Guddoomiyah iyo kulankan uu bulshada Xudun la yeeshay ayaa waxa uu u muuqday mid aan laga shaqeyn oo nabad diidku ay u isticmaaleen fursad dacaayado ay ku faafiyaan kooxaha nabad diidka.