|

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Lacag Dhan Todobaatan Kun (70,000$ ) ku Wareejiyay Wasiirka Caafimaadka iyo Halka ay Lacagtaasi ka Timid DAAWO

Burco 07. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdu ayaa sheegay inay lacagtan ugu talogaleen xisbi ahaan in muddo bil ah lagu bixiyo shidaalka baabuurta iyo gunnooyinka shaqaalaha sida tabarucaadka ah ugu shaqaynaya dadka xanuunsanaya.

Wasiirka Caafimaadka Saleban Ciise Axmed Xaglatoosiye ayaa sheegay inay baahidaaa xisbigu kasoo jawaabay ahayd tii ugu darnayd ee haystay wasaarada Caafimaadka isla markaasna culus badani ka saarnaa arrintaa.

Comments are closed