|

Guddoomiyaha ururka Wada-jir:Furida Axsaabta waa waxqabadka keliya ee xukuumada ilaa iminka,UDUBna waxa uu noqdey xusbi dhacay oo isagu is-ridey(DHEGEYSO)

Ottawa Dec 05,2011(qurbejoog.com)Wasiirkii hore ee Beeraha Somaliland ahna Guddoomiyaha ururka siyaasiga ah ee Wada-jir Md Aadan axmed Cilmi Dhoolayare ayaa wareysi uu siiyay bartan Internetka ee Somalildiasporanews.com/qurbejoog.com ayuu uga waramay arrimo door ah.

Md Aadan Dhoolayare ayaa ka warbixinaya Ururka Wada-jir iyo fikirkii uu ku yimi.

Sidoo kale waxuu ka waramay sidii xilka looga tuuray xisbigii UDUB iyo sababta uu uga baxay.

Wareysiga ayuu sidoo kale Md Aadan Dhoolayare uga waramayaa doorka jaaliyadaha qurbaha.

  HALAKAN GUJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA GUDDOOMIYAHA URURKA WADA-JIR MD AADAN AXMED CILMI DHOOLAYARE

 

Qurbejoog-Ottawa

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed