|

Guddoomiyaha Guddida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiillada Oo Ka Hadlay Kulan Ay La Yeesheen Masuuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga DAAWO

Hargaysa 05.Jan 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada, Xildhibaan Cumar Axmed Saleeebaan (Sanweyne), ayaa sharaxay ujeedada kulan ay maanta la yeesheen Wasiir ku xigeenka Wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradaasi.

Comments are closed