Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Sheegay Inuu Madaxweynuhu Ka Soo Horjeedo Muddo Kordhin Loo Sameeyo DAAWO
Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa Cadeeyay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu Si adag uga soo hor Jeedo Mudo Kordhin Loo Sameeyo dhamaadka Mudo Xileedkiisa Isla markaana uu rabo in Doorashadu ku dhacdo Xiligii ay Ku Mudaysnayd.