|

Guddoomiyaha Awdal oo qiray in maamulka gobolka,degmada iyo shirkadaha gobolkaasi ay ku fashilmeen Ilaalinta Nadaafada DAAWO

Boorama 9. February,2016(SDN/QJ):– Guddoomiyaha Gobolka Awdal Md Maxamuud Saleebaan Cali (Ramaax) ayaa cadeeyay in maamulka gobolka iyo ka degmada magaalada Boorama ay ku fashilmeen ilaalinta nadaafada gobolka Awdal gaar ahaan magaalada Boorama.

Mudane Ramaax waxaa carabka ku adkeeyay in shirkadaha gaar ka loo leeyahay ee ka shaqeeya qashinka magaalada Boorama iyo xero dhiigta magaaladaasi ay kasoo bixi waayeen hawlihii loo diray ee u adeegida bulshada.

Comments are closed