Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo sheegay in aanay jirin Wax laysla qaatay oo Saddexda Xisbi ku heshiiyen {DHAGAYSO}
Hargaysa 21.Dec 2013 (SDN) Guddomiyaha Xisbiga Tallada Dalka haya ee Kulmiye Muj.Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay heshiiskii Maalintii Khamiistii ay gaadheen Saddexda Xisbi waxaanu sheegay in aanay Jirin wax laysla qaatay oo lagu heshiiyey, sidda Magac wax laga hadlayo iyo Ajandaha Shirkaasi.
Sidaasi waxa uu ku sheegay Mar uu warbaahinta ugu waramayey Xafiiskiisa,Hadaba Waraysigaasi oo ahaa mid dheer oo uu kaga hadlayo arrimo badan oo kuseeya dalka
Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalka Gudoomiyaha Kulmiye
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Muusebiixi21.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com