|

Guddiyada Xaafadaha Magaalada Burco Oo Dhaliilay Qaabka Uu Komishanka Doorashooyinku U Wado Diiwaangelinta Codbixinta DAAWO

Burco,4Jan,2015(QJ/SDN)-Guddiyada xaafada magaalada burco ayaa si adag uga soo horjeestay qaabka ay komishanka doorashooyinka Somaliland u dhigeen diiwaangelinta dalka ka dhici doonta 16ka bishan aynu ku jirno. Iyagoona ku tilmaamay afduun.

Sidoo kale gudiyadan waxay sheegeen in aanay xilligan ku haboonayn gobolka Togdheer in laga bilaabo Diiwaangalin maadaama xilli abaar ah lagu jiro oo gobolka laga hayaamay.

Haddaba Halkan Hoose ka Daawo Warkaasi Oo Faahfaahsan;

Comments are closed