|

Guddiga Komishanka Qaranka Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Tirinta Codadka Doorashadu+ Ma Jiraa Sanaaduuq Tiradoodda Dib loogu Noqday? DAAWO

Hargeysa 16. November 2017 (SDN/QJ ):-Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Warbaahinta Kula Hadlay Hadlay xarunta guddiga aya waxay markale ka hadleen halka ay ilaa hadd amarayso tirinta codadka doorashada ee gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland.

Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland Siciid Cali Muuse oo warbaahinta la hadlayay ayaa waxa uu ka dhawaajiyey in ay tirinta codadka doorashadu ay kasoo dhamaadeen gobolada iyo degmooyinka qaar kuwo kalen ay ka socdaan tirinta codadku,isaga oona carabkaku dhuftan in ay wali gobola Marood-jeex ay ka socoto tirinta codadka ay kala heleen xisbiyadu.

Comments are closed