Guddida Nabadgalyada ee Gobolka Sanaag oo Ka Hadlay Shaqaaqo ka Dhacday Magaaladda Ceerigaabo Baaqna u Diray Taageerayaasha Xisbiyadda Qaranka DAAWO
Ceerigaabo 18. November 2017 (SDN/QJ):-Salaadiinta,Cuqaasha iyo Waayeelka Gobolka Sanaag oo ay Weheliyaan Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolkaasi Iyo Taliyeyaasha Ciidamadda Kala Duwan oo Shir Jaraa’id Maanta ku qabtay Magaaladda Ceerigaabo ayaa Bulshadda Gobolka Sanaag ugu baaqay inay adkaynta Nabadgalyadda Meel uga soo Wada jeedaan.