|

Guddida Ka Soo Kabashadda Abaarihii Somaliland Soo Maray oo Qaadhaan Lacageed la Gudoonsiiyey SAWIRO

Hargaysa 29. August 2017 (SDN/QJ):-Guddida Ka soo Kabashada Abaarihii dalka Soo Maray ayaa maanta Qaadhaan Lacageed oo dhan 37 Kun oo Dollar ka Gudoomay Gobolka Gebilay iyo Hay’adaha FAO Iyo Care International.

Lacagtan Waxaa 24 Kun oo Dollar oo ka mid ah Ku deeqay Gobolka Gebilay halka 10 Kun ay ku Yaboohay Shaqaalaha Hay’ada Care iyo 3 Kun ee soo hadhayna ay ku deeqeen shaqaalaha hay’ada FAO.

Comments are closed