|

Guddida Guud Ee Beelwaynta Abokor Muuse (Ciidagale) Oo Iska Dhex Doortay Hogaan Cusub + Daawo Sawirrada

Hargeysa,9sep,2015(QJ/SDN)-Guddida Guud ee Beelwaynta Abokor Muuse (Ciidagale) oo caawa kulan ku yeeshay Baane Hotel Ee Magaalada Hargaysa ayaa isa dhex Doortay Gudoomiye , ku Xigeen , xoghaye , Afayeen,

Guddidan oo ka kooban 15 Xubnood ahna Guddida Guud ee Beeshaasi ayaa waxay Hogaan u doorteen Masuuliyiinta Hoos ku xusan .

Xasan Yuusuf Ismaaciil                Gudoomiyaha Guddida

Cali Axmed Maygaag –                   G/xigeen

Deeq Ismaaciil Maxamed –           Xoghayaha FULINTA

Cabdiweli Axmed Nuur –                 Xoghayaha

Ab1-300x225 Ab2-300x225 Ab3-300x225 Ab4-300x225 Ab5-300x169

Comments are closed