|

Guddida Gaadiidka Iskarogooyinka ee Hargaysa oo Sheegay inay Ganaax ka Qaadi doonaan Iska rogadii Kordhisa Qiimaha adeeg ee bulshada DAAWO

Hargaysa 21. July 2017 (SDN/QJ):- Guddida Gaadiidka Iskarogooyinka ee Caasimadda Hargaysa oo Kulan Saxaafadeed ku qabtay Magaaladda Hargaysa ayaa uga Digay Daleewarada Gaadiidka Iska Rogooyinku in aanay kordhin Karin Qiimaha ay Bulshda Caasimadda ugu adeegaan.

Comments are closed