Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Sheegay In Baasaboorada Saddexda Guddoomiye La Hubinayo, Murashixii Dhalasho dal Kale haystana Loogu Baaqay inuu Ka Takhaluso DAAWO
Hargaysa 05. April 2017 (SDN/QJ):- Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa hor tagay Gudi hoosaadka Ilaalinta hantida qaranka ee Golaha Wakiiladda Somaliland.
Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka ayaa Xukuumadda ka dalbaday inay dedejiso Wixii Kharashaad ah ee Komiishanka Doorashooyinku ku Hawl galayaan Sidoo Kale Waxay Sheegeen in Doorashadan la Hubin doono Murashax kasta Hantida uu Gaarka u leeyahay.