|

Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasada oo Sheegay in aanay Awood u Lahayn Ka Garnaqista Dacwadii Xisbiga Ucid + Aragtidooda Ku aadan Xadhiga Mas’uuliyiinta Waddani DAAWO

Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Ucid iyo Mas’uuliyiin Kale oo Wehelisa ayaa Maanta ka hadlay Dacwadii uu Xisbiga Ucid u Gudbiyey Guddida diiwaangelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Xisbiyadda Qaranka ee Ka Dhanka ahayd Xildhibaano ka Soo baxay Xisbigooda oo Si Cad ugu Biiray Xisbiga Kulmiye, Waxaa Kale oo Madaxda Ucid ka Hadleen Xadhig lagula Kacay Saraakiil Sare oo ka Tirsan Xisbiga Waddani.

 

Comments are closed