|

Guddida Dhaqaalaha Baarlamaanka Somaliland oo booqday dekeda Berbera iyo dabacsanaan ay u muujiyeen Canshuur shicibku ka cawdeen

Hargeysa April 11, 2015(SDN/QJ)-Guddiida Dhaqaalaha ee Gollaha Wakiilada oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha guddidaas ayaa booqday dekedda magaalada Berbera.

Guddida ayaa booqashadoodu ku soo beegmeysaa ka dib cabasho todobaadyo ka soo yeereyay shicibka iyo ganacsatada gawaarida kala soo dega dekeda oo canshuuro naas nuujin ah la dul dhigay.

Comments are closed