|

Guddida anshaxa Kaadh Qaadashada oo Mar Kale Digniin adag u diray Xisbiyadda Kulmiye iyo Waddani oo Olole Siyaasadeed oo aan Wakhtigiisi Gaadhin Bilaabay DAAWO

Hargaysa 10. August 2017 (SDN/QJ):- Guddida anshaxa Kaadh Qaadashada Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Somaliland ayaa Mar Kale Waxay digniin u direen labada Xisbi ee Kulmiye iyo Waddani oo ay ku eedeeyeen inay Jabiyeen Heshiiska Habraaca Kaadh qaadashada ee ay Saxeexeen,Waxayna sheegeen in labadaas xisbi olole siyaasadeed ka bilaabeen Deegaanada Gobolada Maroodijeex ilaa Sool oo ay ka bilaabmayso sabtida soo socota qaybinta qaadashada kaadhka codbixiyeyaasha.

Comments are closed