Guddida Anshaxa Ee Ilaalinta Habsami U Socodka Kaadh Qaybinta Oo Soo Saaray Digniin Ku Wajahan Axsaabta Siyaasada AKHRI
Hargaysa 11. July 2017 (SDN/QJ):- Guddida anshaxa ee ilaalinta habsami u socodka kaadh qaybinta, ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen kaga hadlay heshiiskii anshaxa ee axsaabta siyaasadu saxeexeen iyo habdhaqanka xisbiyada Kulmiye iyo Waddani iyo waliba cabashada Xisbiga Ucid ka gudbiyey labadaasi Xisbi.
War-saxaafadeedka Guddida anshaxa ee ilaalinta habsami u socodka kaadh qaybinta oo dhameystiran ayaa waxa uu u dhignaa sidan:-