|

Guddida Anshaxa Doorashadda Madaxtooyadda oo Soo Saaray Qodobo Ku Saabsan Hab dhaqanka Anshaxa Ololaha Doorashadda Baalmarsan ee Xisbiyada Qaranka Iyo Taageerayaashoodu Ku Kaceen AKHRI

Hargaysa 29. October 2017 (SDN/QJ):- Guddida Ilaalinta Anshaxa Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland ayaa Warsaxaafadeed ay Galabta soo Saareen ayaa Waxay ka Digeen hadalada Xanafta leh ee ay adeegsanayaan Mas’uuliyiinta Xisbiyadda Qaranka ee Tartanka Ku Jira Kuwaas oo dhalin kara Rabshado iyo in Khalkhal ku yimaado Nabadgalyadda Dalka.

Comments are closed