|

Gollaha Xuquuql Insaanka ee QM oo canbaareeyay Xukuumada Syria

Geneva Mar 01,2012(SDN)-Golaha  xuquuqal insaanka qaramada midoobay ayaa ansixiyey qaraar canbaaraynaya  dalka Suuriya   dagaalka   ay kula jirto  dadkeeda  iyo in gargaar la gaadhsiyo dadka tabaalaysan  inay  ogolaato .

Ansixinta  qaraarkan oo ka dhacay xarunta  golahaasi  ee Geneva, ayaa  ah qaraar  loogu  tala galay in cadaadis  lagu  saaro Suuriya  , waxaana  qaraarkan ogolaaday oo ansixiyey shan iyo sodon  dal .

Mr. Kofi  Anan  oo isna loo  doortay wakiilka cusub ee Suuriya  ayaa isna  isu diyaarinaya in  socdaal  ku tago magaakada Dimishiq   ee caasimada dalka Suuriya.

Mr. Anan  , waxa uu  soo jeediyey  in loo baahana yahay  in ay  aduunku hal cod  keliya  ku wajahaan  xal u raadinta  dhiibaatada ka taagan 

 

SDN-Geneva

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed