|

Golaha Wasiiradda Somaliland oo Meel Mariyey Odoroska Miisaaniyadda Qaranka 2016 DAAWO

Hargaysa,26Nov,2015(QJ/SDN)- Fadhi ay Maanta Yeesheen Golaha Wasiiradda Somaliland oo uu Shir Gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Waxay Golaha Wasiiraddu Cod aqlabiyad ah ku Meel Mariyeen Odoroska Miisaaniyada qaranka ee 2016.

Odoroska Miisaaniyada 2016 ayaa dhan “Laba Boqol iyo Shan Iyo Sagaashan Milyan,Laba Boqol iyo Sideetan Kun ,Boqol iyo Afar iyo Todobaatan dollarka Maraykanka ah” Taas oo ka badan Sannad Miisaaniyadeedkii Sannadkan dhamaadka ah ee 2015 Boqolkiiba 13%.

Comments are closed