Golaha Wakiiladda Somaliland oo Maanta Meel Mariyey Wada Hadalka Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Kula Jirto Maamulka Khaatumo & Mudane Gudoomiye Baashe Khaa’imul Wadan Ku Sifeeyay DAAWO
Hargaysa 18. March 2017 (SDN/QJ):- Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda Isla Markaana uu Shir Gudoominayay Ku Simaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Mudanayaasha Golahaasi Waxay Taageereen Wada Hadalka u Socda Xukuumadda Somaliland Iyo Maamulka Khaatumo.