Golaha Wakiiladda oo Durduro ku ansixiyey Mudo Kordhin loo sameeyay Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Hay’ada Maamul Wanaaga.
Hargaysa,25.April 2016 (SDN/QJ):- Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii ay saaka yeesheen waxaa ay ku ansixiyeen gudida diwaangalinta ururada siyaasiga oo ay muddo 2 sanno ah u kordhiyeen iyo gudida la dagaalanka musuq maasuqa
fadhiga saaka ayaa waxaa shir gudoominaayey gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxaan Ciro oo ay hareero fadhiyaan labadiisa ku xigeen
Labdan gudi ayaa si kala gooni ah marna waxaa ay xildhibaanadu u ansixiyeen muddo kordhinn uu madaweyne siilanyo u sameeyey matna waxaa ay gacan taag ay ku ogolaadeen gudida la dagaalanka musuq maasuqa iyo maamul wanaaga .
gudiyadan ay saaka ansixiyeen golaha wakiiladu ayaa waxaa ay la hadleen warbaahinta waxaana ay sheegen in ay ku farsan yahiin magacaabista uu madaxweyne siilanyo ku sameeyey iyo ansixinta ay mudanayaasha golaha wakiiladu ku sameyeen