|

Golaha Wakiiladda oo Codkii ugu Laxaadka Weynaa Maanta ku Meel mariyey Heshiiskii Muranka Weyni ka Taagnaa ee DPW DAAWO

Ansixintii Golaha WakiiladdaHargaysa 09.Aug 2016 (SDN/QJ):- Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Mudanayaasha aqalkaasi waxay Codkii ugu badnaa Ku Meel mariyeen Heshiiskii ay Wada galeen Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Shirkada Imaaraadka ee DPW ee Maalgalinta ku samaynaysa Dekeda Magaalada Berbera.

Comments are closed