Golaha Wakiilada oo Cod Aqlabiyad ah Ku Meel Mariyey Inay Kuraasta Ku Sii Fadhiyaan Isla markaana Canbaareeyay Urur Goboleedka Igad DAAWO
Hargaysa 17.Sep 2016 (SDN/QJ):-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta waxay cod Gacan taag ah ku ansixiyeen Digreetadii uu madaxwaynaha somaliland ku kala qaaday doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Golaha Wakiilada Halka ay Sidoo Kalena Meel Mariyeen Canbaarayntii Shirkii Urur Goboleedka Igad.