|

Golaha Wakiilada oo beeniyay in Gudoomiyahoodu qoraal Lidi ku ah Somaliland u qoray Finland DAAWO

Hargaysa 27.April 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiilada Somaliland C.risaaq Siciid Ayaanle ayaa Been aan Sal iyo raad toona lahayn waxa uu ku tilmaamay qoraal lagu faafiyay Wargaysyada iyo Mareegaha Bulshada oo sheegayay in Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu uu warqad u qoray dalka Finland taas oo uu ku sheegayo inuu ogol yahay Nidaamka Federaalka Somalia hadii uu ku Guulaysto doorashada Madaxtinimo.

Comments are closed