Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta ka Hadlay Dooda ka dhanka ah Saldhiga Mileteri ee Imaaraadku ka Samaysanayo Magaaladda Berbera DAAWO
Hargaysa 08. April 2017 (SDN/QJ):- Golaha Shacabka ee Baarlamanka Somalia ayaa ka Doodaya Mooshin ka Dhan ah Saldhiga Mileteri ee dalka Isu Taga Imaaraadka Carabtu ka Samaysanayo Magaaladda Berbera.
Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta ka hadlay Dooda Ka Socota Baarlamanka Somalia.