|

Golaha Guurtida oo Warbixin ka Dhagaystay Gudi Hoosaadka Dhaqaalaha DAAWO

Hargaysa 13.Dec 2014 (SDN/QJ)- Golaha Guurtida JSL ayaa fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominayey G/Xigeenka Koowaad ee Golahaasi waxay warbixin kaga dhegaysteen Guddi hoosaadka dhaqaalaha ee Golahaasi, sidoo kalena waxaa xildhibaanada loo qaybiyey xeerka Aids-ka Qaranka.

Comments are closed