”Golaha Guurtida Odayaashii Iyo dadkii Wax garanayay Way Ka dhamaadeen ee Waa In Xal loo Raadiyo” Wasiirka Waxbarashada DAAWO
Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane oo Mudo Dheer ahaa Xoghayaha Guud ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa Sheegay in Golaha Guurtidu uu u baahan yahay Sidii Xal looga gaadhi lahaa.