|

Golaha Deegaanka ee Magaalada Gebilay oo Guud ahaanba la Wareegay Maamulka Biyaha Magaaladaasi DAAWO

Gebilay 04.Aug 2016 ((SDN/QJ):-Maayarka Magaalada Gebilay Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo Shir Jaraa’id Maanta ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Shaaca ka qaaday inay si rasmi ah ula Wareegeen Guud ahaanba Maamulka Biyaha ee Magaalada Gebilay oo ay hore Gacanta ugu haysay Shirkad Lagu Magacaabo SamSam.

Comments are closed