|

Go’aano uu Gudoonka Baarlamanka Somaliya ka Soo Saaray Khilaafka Hadheeyay Fadhiyadii Golahaas

Muqdisho 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Baarlamaanka federaalka ah Pro Maxamed Sheekh Jawaari ee Soomaaliya ayaa buuqii maanta oo Isniin ah ka dhacay Baarlamaanka ka soosaarey War-saxaafadeed, kaas oo wax badan ka iftiiminaya wararka sheegaya in Mooshinka la qaybiyey Xildhibaanaduna ay haystaan muddo shan maalmood ah.

Shir guddoonka ayaa ka soo sheekeeyey dhibaatooyinkii hareeyey Mooshinka xukuumadda ka dhanka ah, kaas oo si weyn u kala qaybiyey Dowladda federaalka gaar ahaan Xildhibaanada baarlamaanka.

go'aan1go'aan2

Comments are closed