General Gaafow Oo Soo Bandhigay Tirada Wasiirada Somaliland Ee sanadki Tagay Qatay Basaborka Somaliga & Arimo Kale Oo Xasaasiya DAAWO
Muqdisho 3, February,2016(SDN/QJ):- Iyadoo uu Cirka isku sii Shareeray Isu Socodka Somaliland iyo Somalia isla markaana Labadda dal Mid kastaaba soo saaray Sharci Gaar ah oo la xidhiidha Dadka labada wadan u kala Socdaalaya ayaa Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Somalia General Gafow Wuxuu ka hadlay Dhacdo Cusub oo ku saabsan Tiradda Golaha Wasiiradda Xukuumadda Somaliland ee Sannadkii Tegay qaatay Baasaboorka Somalia.