|

Garyaqaanka Guud ee Qaranku Muxuu ka Yidhi Mudo Kordhinta Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

Garyaqaanka Guud ee QarankaHargaysa 22.Feb 2014 (SDN)- Garyaqaanka Guud ee Qaranka Ibraahin Iidle Saleebaan ayaa ka Hadlay Warar Mudooyinkii danbe Saaxada Siyaasada ee Somaliland aad looga hadal hayay oo ku Saabsanaa in Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu ka dalbaday inuu Sameeyo Qoraalka Sharci ee uu Golaha Guurtida kaga dalbanayo Mudo kordhinta Xilka Madaxweynaha  iyo Ku Xigeenkiisa.

Garyaqaanka Guud ee Qaranku Waxa uu Ka Meeraystay ka Jawaabida Kulan la Sheegay inuu Isaga Iyo Madaxweyne Siilaanyo Dhex Maray Waxaa kale oo uu Biniixiyay nooca ay tahay dariiqada Sharci.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Garyaqaanka Guud
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/GaryaqaankaGuud22.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed