|

Garowe: Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka oo Gawaadhida Kala Baxaya Nombarka,Sababtu waa Maxay?

Garowe 26.July 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Taraafikada Wadooyinka Magaalada Garoowe Ee Caasumada Dowlada Puntland ayaa waxay xalay  Soo ban dhigeen Wajji Cusub oo ka duwan wajigii Horre oo lagu yaqaanay , iyadoo lagu Jirro u diyaar garowga Ciida Bisha Ramadaan waxayna Soo bandhigeen  in Gawaarida Ay ka shakiyaan iyo kuwa aan Canshuurnayn Taarikada Kala baxaan islamarkaana ay gaariga Siidaynayaan isagoo Bilaa Taarikaah.

 

taariMulkiilayaasha Gawaarida Ayaa kaca banaya ciidanka laamiga la soo dhoobay iyadoo aan lagu aqoon Hub ay wataan ,Balse ay u caga juglaynayaan  shacabka Gaawaari layda ah ,lama oga Sababta Ku kaliftay Ciidan Taraafikada inay Gaariga Taarikada ka furtaan  waxana la og yahay inay dhibaato u keeni karto Amniga   ayna Hubaal tahay in Dadka Gawaaridaasi ay is ka dhigaan Gawaarida Dowlada  Puntland ayna suurtowdo Wax walba ay sameeyaan dadkaasi .

 

Shabacka reer Garoowe ayaa waxay Cabasho ka muujinyaan Gawaarida Tirrada badan iyadoo Makhribnimadii Shalay uu Gaari ku maray oday waa yeel ah Gaariga loo yaqaan kab iyo Buud  afaafka horre ee Hotel Towfiiq ama Bulsho mana Jirto Cid ka hadashay Shilka ka dhacayaa dhawaanahaan Magaalada Garoowe.

Garowe SDN/QJ

 

Comments are closed