|

Garabkii Jamaal ”Guddoomiye Faysal Xaq nooguma Laha inuu Warqad Toosa Noo Qoro, Waxaanu nahay Laba Garab” Cali Guray DAAWO

Hargaysa 25.October 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka 3aad ee xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf oo warbaahinta kula hadlay magaaada Hargeysa waxaa uu sheegay in Guddoomiyaha xisbiga Ucid uu diiday xubin ka mid ah Shantii qof ee Matalayay Garabka Jamaal Cali Xuseen.

Mujaahid Cali gurey, waxaa uu sheegay in Faysal Cali Waraabe uu ka horyimid Sharcigii Xisbiga UCID.

Comments are closed