Garabkii Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Halka Ay Cududooda Ku Biirin Doonaan DAAWO
Hargaysa 12. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Xasan Fiyoore Iyo Mahad Kaambul oo ka mida Murashaxiinta isku sharaxay Doorashadii Golaha Deegaanka, Sheegayna in ay ka mid yihiin Garabka Jamaal Cali Xuseen, Ayaa meesha ka saaray in ay ku biireen Xisbi, Waxaanay cadeeyeen in todobadka soo socoda ay xisbi ka hilaaci doonaan.