|

Garaad Cabdi Nasir Abshir Salax oo Warqad furan oo ku socota Shacabka Somaliland Guud ahaan iyo Madaxda Somaliland soo gaadh siyey qurbejoog

London16Oct14(SDN/QJ)Garaad Cabdi Nasir  Abshir Salax oo  ka mida aqoonyahanka Gobolka Sool oo aad u dhalilay Xukumada Somaliland ayaa waxa uu soo gaarsiyey xafiiska qurbejoog ee uk Warqad furan oo ku socota Shacabka Somaliland Guud ahaan iyo Madaxda Somaliland  waxanay u dhignayd sida tan

An open letter to Somaliland

 

Ref/chfd/29f-London                                                                          15/10/14

 

Ku : Shacabka SL ee Guud

 

Kadib markii aanu aragnay baahida shacbka reer somaliLand ee xalaal Cunka ah uqabaan Lasocdsiin meesha xaal maraayo Dowladan uu Kulmiya Hor kacaayo.waxaan Dadka idiin dheegayaa inaanu anagoo Dad madxbanaan Oo madxka ah UrUrka weyn ee(COALITION OF HORN OF AFRICA DIASPORA IN EU) aanu shirar Goobjoogyaal uga aheen SL.Gov.iyadoo meelkasta oo aanu Tagnay aanu utagnay Jacelka Dadka Shicibka reer Somaliland dantooda guud.

Dadka reer SL waxan idiin sheegayaa (organisation ka –DMA-developingmarketing) oo ah UrUr UK ka howlgala ayaa Mdx weyna Siilanyo & 7 wasiir casumay –Not –UK-Gov!!… Anigu “Diplomatic Man” ayaan ahaa

U soo shaqeeyey wasaaradii  Arrimah Debada Dowladii ugu danbeysay,Axmed Maxamed Aaden Qaybe oo ahaa Abahii (Diplomat)ee Soomaliya 5 bilood lasoo shaqeeyay,kadibna Safaraadhii Soomaliya ku wii ugu magic weynaa west-German madx ka ahaa.waxaan arkay isdhinac carar

Baaxad leh oo kii Dadka Hurumarkooda Dumin jiray inuu hadeer Dowladan SL ka dhex socdo.Musuqmaasiq baaxad leh Qabyaalad dad kala Jeclaysi Qaran Dumis IWM.1989 Dowladii maxmed siyaad oo jirtaan waxaan Uga Tegey qaladaad Dadlagula kacay manta kawa wadadii  ii haya waxaan Leenahay ka jog.Hadii kale Hadimooyin baad ku dhicidoontaan.

Waxan Halkan naxariistii jano ilaah uga barayaay shacabka reer

SL inay uduceeyeen madxdan kala ah MDXw Cabdiraxan Axmed Cali,Mdxw

Moh Xaaji Ibraain Cigaal,Garaad Cabdiqani garaad jaamac…

Mdx HORN OF AFRICA DIASPORA IN EU

Eng CabdiNasir Garaad Abshir Salax

cnasir@hotmail.com

London-UK

Comments are closed