|

Ganacsade Turki u dhashay oo Bakaaraha lagu dilay

Muqdisho May 25,2012(SDN)-Sida ay dad goobjoogeyaal ihi xaqiijiyeen waxa Suuqa Bakaaraha lagu dilay nin u dhashay dalka Turkiga.

Ninkan ayay dadka qaar ku tilmaameen in uu ahaa ruux Ganacsade ah oo damacsanaa in uu mashaariic ka fuliyo dalka.

Ninkan ayaa la toogtay kiyoo hortaagan Hotel ku yaal suuqa Bakaaraha.

Turkiga ayaa inti ka danbeysay booqashadii Erdogan uu Muqdisho ku tegay ke dib waxa ay dalka ka wadeen mashaariic horumarineed.

SDN-Muqdisho

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed