Ganacasatada Suuqyada Magaalada Hargaysa Oo Si Adag Uga Hadley Sicir Bararka Saameeyey Suuqyada Iyo Farriimaha Ay U Direen Xukuumadda Kulmiye DAAWO
Hargaysa 14. April 2017 (SDN/QJ):- Bulshada caasimada Hargeysa,Gaar ahaan dadka meheradaha ka shaqeystey ee quutal daruuriga ka raadasadaya ayaa si adag uga hadlay Sicir Bararka dalka ka taagan oo sababay in shalay gabi ahaanba albaabada loo laabay dhamaan goobihii ganacsi ee suuqyada magaalada Hargeysa.
Shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa ayaa si isku mid ah farta ugu fiiqey dhibaatada uu sababey sicir bararka saameeya suuqyada magaalada Hargeysa.