|

Gabay Cusub oo Halku Dhegiisu Yahay “Badhaysi” Iyo Abwaan Cabdiraxmaan Cumar Cashuur {DHAGAYSO}

abwaan-Cashuur-150x150Hargaysa 21.Sep 2014 (SDN/QJ)- Hal abuur kasta Xil ayaa ka Saaran inuu wax ka Curiyo Xaalad kasta oo ay Ku Sugan Yihiin Bulshada uu ku dhex Nool yahay,Hal abuurku Waa Tilmaame iyo Tusaha dadkiisa u Sheega Wadada ay Marayaan inay tahay Tii la rabay ee Higsiga iyo Himiladooda ka Turjumaysay.

Maanta Waxay Shabakada Qurbejoog.com halkan idiinku soo Gudbinayaa Gabay Halku dhegiisu yahay Badhaysi Waxaa Curiyay Abwaan Cabdiraxmaan Cumar Cashuur “Baadi doon” Waa Awaale Waran iyo Qiimaynta lagu sugan yahay Waxa uu Jeexayaa Toobiye Cad oo ay tahay in Halganka Bulshada lagu wado.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO GABAYGA BADHAYSI IYO CASHUUR
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/GabayBadhaysiCashuur.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed