Fool Xumada Xambarsan Xanibaad Hanjabaad iyo Cagajuglayn
Waxaan halkan ka cambaaraynaya foolxumada dawlada somaliland oo dibada u soo baxday
Taas oo aan ku xasuustay dowladii SIIYAAD BARE oo shicibka reer Somaliland ku soo rogtay
Wax ay u bixyeen(TABEELO ) taas oo xaafad walba la dhigi jiray taas oo macneheedu ahaa
Xaafadna xaafad uma wareegi karto ama tuulana uma tagi karto xataa hadii hooyada ku xanuusanayso
Xaafad kale taas oo ahayid tii dadkii reer somaliland lagu dulmay dadkuna ka dagaalameen had iyo jeerna
Madaxda keli taliska ayaa marta wadadaa tanina kama duwana taas oo kale sida uu sheegay gudoomiyaha
Gobalka gabiilay ee u yidhi muwadiniintani may sidan warqad fasax oo ay kugalaan magaalada Gabiiay
waxaan dadka reer somaliland inay diidan in dalkooda lagu yidhaa warqad fasax u kala qaata dalakiina gudihiisa
waxaan leeyahay tani maaha mid lagu helo xukun korodhsi ama mudo korodhsi waxaan aamin sanahay in ay tahay
wadadii rogmadka iyo khasaaraha waana tii madaxwayne aynu ka dagalanay waxaa ka wanaagsan wada hadal diimuqraadiyad
(ninkii la odhan jiray WIIL WAAL ayaa yidhi RAG WALAAL WAX UU KU DHAMA MA LEH) laakin xibiga Ucid waxa uu diyaar yahay
inuu ilaaliyo nabadgelyada dalka iyo wax kasta oo loo gaystana dhabarka iyuu u ridanaya
REER SOMALILANDNA HA GUULAYSTAAN ALANA HA GARGAARO
WA BILAAHI TOWFIIQ
ABDILLAHI OMER(SHAQALE)