Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

Ogaysiis: Dhamaan Tageeerayasga Xisbiga ucid laantiisa Uk Waxay kugu Marti qadaysa kulan balaran Iyo taagero logu muujinayo xisbiga Ucid kulankan oo ka qabsoomi doona Galbeedka London

Ogaysiis Dhamaan Tageeerayasga Xisbiga ucid laantiisa Uk Waxay kugu Marti qadaysa kulan balaran oo taagero logu muujinayo Xisbiga Ucid kulankan oo ka qabsoomi doona Galbeedka London iyoTageerida Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka oo lagu taageri doono kulaankaas oo ka dhaci doona lounge Royale 1chignell place west ealing w13 0TJ 09/09/17 7PM waxana ka soo qayb gali […]

Posted in Features | Read More »

Qoyska Reer  Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole oo Tacsi Tiiraanyo Leh u Diraya Qoyskii & Qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Farduus Cabdilaahi Miguel oo Jabuuti Ku Geeriyootay

Innaalilaahu Wa Innaa Ilayhun Raajucuun—Geeridu Waa Xaq Qoyska Reer Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaan Qoyskii, Qaraabadii Iyo Eheladii ay ka Baxday Ilaahay Naxariistiisii Jano ha ugu Deeqee Marxuumad Farduus Cabdilaahi Miguel oo Ku Geeriyootay Caasimadda dalka Jabuuti ee Jabuuti Waxayna Tacsidan si Gaar ah u Gaadhsiinayaan Xasan Siciid Khayre oo ahaa […]

Posted in Features | Read More »

Waan dareemay kalgacal  (2) Idiris Toox yare

Jawiga wakhtigu waa mid qalbigaaga ku abuurraaya farxad, kalgacayl, iyo jaceyl nololeed. Waxa cirka ku shaqllan darruuro, cadceeddu na waxay u sii carraabaysaa godkeedii, waxay soo dirraysaa fallaadhihii macasalaamaynta oo qof walba qalbigiisa ku reebaya xusuus. Qalbigaygu ma kasaayo/garanaynin nimco, iyo badhaadhe ka weyn marka aad isku hesho Maandeeq, iyo Jawigaa aadka u macaan. Waxa […]

Posted in Features | Read More »

Inankii lunsanaa ee ducadii hooyadii anfacday

August 07, 2017 Ottawa ((SDN/QJ) :Hooyooyinka ducadoodu waa muhiim. Barmaamijkan waxa aan kaga sheekaynayaa hooyo uu inankeedu lunsanaa oo Allah ku soo hanuuniyay ducadii hooyadii. Fadlan daawo siina gudbi hadaad awoodo.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ma ogtahay Muwadiin waa Baraamij Tooshka Saraaya Shakhsiyada Geesinimo Musharaxa Madaxwayne Eng:Faysal Cali Waraabe Daawasho Wacan

London03/08/17 (QJ)Muwaadin Daawo Baraamij Gaara oo Tooshka Saraya Shakhsiyada Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga Ucid iyo waxa uu kaga Duwan Yahay Musharaxiinta kale taas oo aad ku doran kartid . Daawasho Wacan.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Abaaro saddexdii iyo badhkii galabnimo weeye wakhtigaan waa ka aan aaddo jaamacadda hargeysa…

Abaaro saddexdii iyo badhkii galabnimo weeye wakhtigaan waa ka aan aaddo jaamacadda hargeysa waxa aan ka soo baxay albaabka guriga uuna dhaqaaqay xagga, iyo waddada uu soo marayo gaadhiga aan racaayay oo diyaar ahaa waxa aan fadhiistay kursiga inta baddan bartilmaameedka i ahaan jiray waan fadhiistay, mise waxa illaa soo fadhiistay nin aan saxiib, iyo […]

Posted in Features | Read More »

Barnaamij Lagu Qiimaynayo Dadka Danta Guud Wax ka qabtay Rubuc Qarnigii Tegay Iyo Shakhsiyaadkii Ugu Horeeyay ee Lagu Maamuusay Wax ka Baro Taariikhdooda DAAWO

Gudoomiyaha Barnaamijka la Magac Baxay Guulaystayaal Geediga Wadaay,qaybtiisa 3aad ee ah Baro oo ku dayo Muwaadinkaaga danta Guud Wax weyn ka soo qabtay Rubuc qarnigii tegay ayaa Marti Qaaday Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo Noqday Shakhsigii ugu Codaynta badnaa ee Dadkii ka qayb galay Codaynta Barnaamijkan. Qaabka ay u Kala Horeeyaan Muuqaaladu ma aha […]

Posted in Features | Read More »

63 Sanno ka Hor Iyo Khudbadii Taariikhda Gashay ee ”I Have A Dream” Xigmadii ay Xambaarsanayd ( DHAGAYSO IYADOO TURJUMAN) Kana DAAWO Qurbejoog

Washintong 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Tobanaan kun oo dad ah ayaa isugu soo baxay agaagaarka taalada lagu xasuusto madaxweynihii hore ee Maraykanka Abraham Lincoln oo ku taala magaalada Washington, halkaasoo ninka aadka looga qadariyo Maraykanka ee Martin Luther King uu ka jeediyey hadalkiisii dareenka lahaa ee “waxaan ku riyoonayaa” muddo haatan laga joogo 63 sano. Bisha […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waqti tagaan tabay !

Tacabkii waalidka iyo barbaarintii  caruurnimo kadib wuxu nolosha ka gaadhay heer uu is yidhaah  nooshaada waad maamulikaraysaa wuxuna u arkay in waalidkiisa go’aamada ay ku idhaahdaan fuli  iyo waxa naftiisu rabtaa iskahor imanayaan oo kuwa  walidkii noloshiisa dib udhac ku keenayaan kuwuu isagu qataana yihiin kuwa ugu saxsan.  Muu gaadhin waqti noloshiisa lagu sii daynkaro […]

Posted in Features | Read More »

Sh. Maxamed Cali Geedi: “Qaadku Arrimaha Nolosha Bina’aadamka Aasaasiga U Ah Oo dhan ayuu la dagaallamaa”

Hargeysa (GM) – Sheekh Maxamed Cali Geedi oo ka mid ah culimada Magaalada Hargeysa ayaa ka waramay dhibaatada dhaqaale ee qaadku ku leeyahay bulshada reer Somaliland – isagoona tilmaamay sheekhu in qaadka sanadkii uu innagaga baxo dhaqaale badan. Sidoo kale Sheekhu waxa uu sheegay in Qaadku uu halis ku yahay caafimaadka dadkeena isla markaana ay […]

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »