Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Garowe 6. February,2016(SDN/QJ):–Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe in kabadan 30 hay’adood oo isugu jira kuwo caalami ah iyo kuwo maxalli ah kuwaas oo dhammaantood ka hawl-gala Puntland. Madaxweynaha ayaa hay’adahaasi waxaa uu kala hadlay xaaladda abaaraha ee kajirta Puntland iyo sidii wax looga qaban […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa — Sheekh Axmed Cabdillaahi Aadan (Shacbaan) oo ka mid ah culimada dalka ayaa ka hadlay xaaladda Tiyaatarka isagoona sheekhu sheegay in xaaladda tiyaatarku tahay dulmi iyo isku dir. Sheekhu waxa uu soo jeediyay in laga fogaado waxyaabaha ummadda isku diraya ama kala fogaynaya. Sheekh shacbaan ayaa hadalkan ku sheegay khudbadii salaada jimcaha ee shalay […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Cumar Caydiid Wax uu Xaq u Leeyahay Cidina Ka Qaadi Mayso, Wax Aanuu Xaq u Lahayna Helimaayo! Asalaamu Calaykum Waxaad Moodaa in Arrinta Tiyaatarku ay isu rogtay Mashruuc Siyaasadeed iyada oo Mashriq iyo Maqriba la arkayay dhawaaqyo Dhiillaysan oo Warbaahinta la marinayo taasi oo aan loo baahnayn. Waxaana Muhiim ah in la ogaado in aynu […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London Feb 05,2016(SDN/QJ)-Fanaanka caanka ah ee Sir Maxamuud Cumar ayaa ka waramy muranka xariga sababay ee ka taagan dhismaha Gollihii Murtida iyo mededaalada ee Hargeysa. Xiisadaa ayaa sababtay xadhiga Ganacsade Cumar Ceydiid oo dawladii Madaxweyne Daahair Riyaale ay qandaaraas ku siisay dhismaha Teaterkii Hargeysa. HALKAN HOOSE UGA BOGO WAREYSIGA FANAAN SIR MAXAMUUD CUMAR OO KA […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
DUBAI — Boqor Buur Madow Oo Raali Galin Ka Bixiyey Hadalo Kasoo Yeeray Cali Warancade Iyo arrimo kale . Hoos Ka Daawo
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Khartoum — Ugu yaraan hal ruux ayaa geeriyooday lix kalana way dhaawacmeen kaddib markii ciidanka millatariga dalka Suudaan ay rasaas ku fureen gaadhi maraayay xuduudka Suudaan la leedahay dalka Itoobiya kaas oo ay saarnaayeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ahayd. Mahad Ibraahim Yuusuf oo ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan wax ka barata ayaa […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 5. February,2016(SDN/QJ):– Waxaa marba marka Ka danbaysa isa soo taraya Xogaha laga helayo Qaraxii ka dhex dhacay Diyaarad ay leedahay Shirkadda Daallo oo Xili ay ka kacday Garoonka Magaaladda Muqdisho ee Aadan Cade uu Qarax ka dhex dhacay iyadoo ku sii Jeeda Dalka Jabuuti. Wargeyska Maalinlaha ee Daily Blic ee ka soo baxa caasimadda […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 5. February,2016(SDN/QJ):– Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa Munaasibadii 22 Guurada ka soo Wareegtay Aasaaska Ciidanka Qaranka oo lagu qabtay Fadhiisinka Aaga bari ee Oog Wuxuu ku dalacsiiyay 22 sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka,kuwaas oo la gaadhsiiyay darajaooyinka gaashaanle ilaa sareeye guuto. Waxaanay Magacyadani U dhignaayeen sida tana No Magaca Darajadii hore […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 5. February,2016(SDN/QJ):– Guddoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga UCID Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Gurey) ayaa wasiirka Arrimaha gudaha somaliland Cali Warancade ku eedeeyay maamul Xumo iyo Lacag jaceyl uu la dhex joogo dalka. Mujaahid Cali Gurey Waxaa uu Wasiirka ku tilmaamay shaqsi kasoo horjeeda horumarka Somaliland isagoo sidoo kalena sheegay inuu Cali Warancade […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 5. February,2016(SDN/QJ):– Xisbiga Muxaafidka ee KULMIYE, ayaa sheegay inay Wada hadallo kula jiraan Isbaheysiga Musharraxiintii KULMIYE ee ka cadhooday Shirkii Golaha dhexe ee Musharraxa Madaxweynaha loogu doortay Muuse Biixi Cabdi. Xoghayaha Guud ee Xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf, ayaa sheegay inay Wada hadallo u socdaan Isbahaysiga Musharraxiintii KULMIYE oo ay ka mid yihiin Xildhibaan […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »