Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Gebiley 8. February,2016(SDN/QJ):– Waxaa Magaaladda Gebilay Lagu qabtay Xuska 43 Guuradii ka soo Wareegtay Geeridii Abwaankii Caanka ka ahaa Geyiga ay degaan dadka ku hadla Luuqadda Somaliga alle ha u Naxariistee C.laahi Suldaan Timcade,Waxaana ka qayb galay Xuskaasi Hal abuuro Waaweyn,Mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha qaranka Somaliland iyo Marti sharaf kale.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 8. February,2016(SDN/QJ):– Dambiyada Kufsiga ah ee ka dhaca Somaliland, ayaa sidii hore ka sii kordhaya guud ahaan Gobollada iyo degmooyinka Somaliland. Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland Xasan Axmed Aadan, ayaa sheegay in Tiro-koob Xafiiskiisu sameeyay Sannadkii 2015 iyo Sannadkii ka horeeyay ee 2014-ka ku ogaadeen inay sii kordhayaan Kiisaska Kufsiga ah ee […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 8. February,2016(SDN/QJ):– Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Axmed X. Cali Caddami ka hadlay shir la sheegay inuu ka furmayo deegaanka Badhan ee Gobolka Sanaag, waxaanu sheegay in aanu jirin shir qabaqaabadiisu ka socoto deegaankaasi.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Italy-Feb-07-2016(SDN/QJ)Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu iclaamineynaa horyaalka Talyaaniga oo meel xasaasi ah maraaya,waxaana goradda iskugu jira Napoli iyo Juventous. Ciyaaraha xiisaha badan ee maanta la ciyaarey waxaa foodda isla galey Barcelona oo 2-0 ugu awood sheegatey Laventa, Man United iyo Chelsea-na waxay isla dhaafiwaayeen 1-1. Haddaba horyaalada ka kala socda Talyaaniga(Seria A,Spain […]
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 7. February,2016(SDN/QJ):– Suldaanka Suldaan.Cabdirixiin Saxariid Kaahin oo ka Mid ah Madax dhaqameedka Beesha Bariga magaalada Hargeysa ayaa markii ugu horeysay ka Hadley Arimo ay ka mid yihiin muranka ka taagan Baraxada hore ee Tiyaatarka magaalada Hargeysa,Hadalo isdaba jooga oo ka soo yeedhay Madaxdhaqmeed ay ka mid yihiin,Boqor Buurmadow iyo Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan Suldaan.Cabdirixiin […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 7. February,2016(SDN/QJ):–Xukuumada somaliland ayaa maanta ka hadashay arintii ka taagnayd tiyaatarka magaalada hargaysa. Wasiirada wasaaradaha warfaafinta iyo hawlaha guud oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada hargaysa ayaa sharaxaad iyo faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey qaabkii lagu bixiyey dhulkaasi iyo noovcyada kala duwan ee dhulku ka kooban yahay. Ugu horayn wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 7. February,2016(SDN/QJ):– Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Marwo SamSam Cabdi Aadan ayaa Deeq Lacageed oo dhan 10 Kun oo Dollar Waxay ku wareejisay Maamulka Magaaladda Gebilay,Lacagtaas oo loogu talo galay Taakulaynta dadka abaaruhu saameeyeen. Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 7. February,2016(SDN/QJ):– Dawladda Federaalka Somalia ayaa shaacisay in Qaraxii ka dhashay Diyaaradii Daallo Airline aanu ahayn Mid ka dhashay Cilad farsamo balse uu ahaa Sida uu Shaaciyey Wasiirka Wasaaradda Duulista hawadda iyo Gaadiidka Cirku Mr Jangali Mid lagu rakibay Walxaha qarxa diyaaradaas.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 07.Feb 2016 (SDN/QJ):- Daawo barnaamij xiiso leh oo laga diyaariyay weriyayaal badan oo xamar lagu laayay waxaana waraysiga bixinaya ninkii ururka alshabaab u qaabilsanaa laynta wariyayaasha ninkaas oo lagu magacaabo Xasan Xanafi . Wuxuu Ninkani Qirtay inuu ahaa Maskaxdii ka danbaysay in Alshabaab ay Khaarajiso Suxufi kasta oo ay u arkaan Mid ka soo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ceerigaabo 7. February,2016(SDN/QJ):– Taliyaha Ciidanka Ilaaladda Iyo Difaaca Xeebaha ee Somaliland Admiral Maxamed Xuseen Faarax “Xiirane” oo ay Weheliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Ilaaladda Xeebaha ayaa Kormeer ku soo maray Deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag. Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »