Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

Sheekh Aadan Sunne Oo Dowladda Somaliland Ku Bogaadiyay Tallaabo Muhiim Ah Oo Ay Qaaday [DHAGEYSO]

Hargeysa,10jan,2016(QJ/SDN)-Sheekh Aadan  Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne) oo ka mid ah culimada dalka ayaa xukuumadda Somaliland ku bogaadiyay suulinta saliib dhawaan laga taagay magaalada Hargeysa, isagoona sheegay in aanay culimadu u taagnayn oo qudha dhaliil balse ay sixidtaan iyo toosinba ay mar walba diyaar u yihiin. Sheekhu waxa uu sheegay in culimada ay yihiin daljirka dahsoon […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

( hareeraha ma qabannaa ) waa gabey ka hadlaya soomaalid han yarideeda iyo horumar la’aanteeda

  Waayadan haloosiga murtida hoos umaan dayine Hawlaha kalaa igu badnaa hanashadoodiiye Hayeeshee hiyiga may ka gudhin haybaddii waliye Hirkii mawjadduhu laabta  way ka hanqadhaayaane Hileygaan ujiidee dibnuhu wayku hadayeene Hindisiyo dareen igu dhashaa kiciya howraare Markaassaan maluugtiyo hoggiyo hilin u eegaaye Caawana halkaan  hibanayaan ka holan doonaaye   Been lama hawaystee runtaa lagu hanuunaaye […]

Posted in Features | Read More »

Maxaa laga Yeelayaa Qofkii aan S.land u dhalan ee Sharci qaadan Waaya ka hor 25 Bishan? DAAWO

Hargeysa 10. February,2016(SDN/QJ):– Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanle Sare Maxamed Cali Yuusuf “Ina Canbaro” oo Kulan Saxaafadeed Maanta ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay Tiro Gaadiid ah oo Laamaha amaanku ku soo qabqabteen Xili ay rabeen inay Tahriibayaal ka Gudbiyaan Xuduudaha Somaliland. Taliyaha ayaa Waxaa kale oo uu ka hadlay Dadka Sharci daradda ku jooga […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Miyaad garaadsatey mise waad gumowdey?

Hordhac Allaa mahad leh, ilaaha innagu galladay, nimcada amniga iyo islaannimada, Rasuul baa amaan leh kaas oo hadal, fal iyo sugidba diinta innagu soo gaadhsiiyey, intii hannuunka kuraacdey xigto, xigaal iyo saxaaba nabbad geliyo korkooda ha ahaato, ilaa maanlinta dambe, muxibo iyo wanaagna diinta islaamka ee ilaahay ka raalli noqdey baa leh. Uma malaynayo, in […]

Posted in Features | Read More »

Musharax Dr. Maxamed Xasan Finad Oo Ka Hadlay Hankiisa Siyaasadeed Iyo Xaalada Dalku Marayo DAAWO

Hargeysa,9feb,2016(QJ/SDN)-Dr.Maxamed Xassan Xaashi Finnad Oo Ka mid ah murashaxiinta u tartamaya doorashada aqalka baarlamaanka Somaliland ayaa ka hadlay hankiisa murashaxnimo iyo xaaladda dalka gaar ahaan Xaaladda Tiyaatarka Magaalada Hargeysa. Musharaxu waxa u si toos ah uga jawaabay hadalo kasoo jeeday wasiir cukuse iyo mareexaan, isagoona sheegay in hadalka kasoo jeedhay wasiiradaas uu dhabar jab ku […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Halkii aan Ka Imid Iyo Xusuusta Xannuunka Waxbarasho la’aanta Miyiga” Qayb Kooban oo Barnaamij Documentary ah DAAWO

Hargeysa 9. February,2016(SDN/QJ):– Muuqaalkan koobani wuxuu hordhac u yahay isla markaana uu dhadhamo u yahay film documentary oo hal-ku-dhiggiisu yahay “HALKII AAN KA IMI: Xusuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La’aanta Miyiga”. Waxaa soo saaray suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare).

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Cadaaladda Somaliland Oo Amaan u Soo Jeediyey Dawladda Hoose Ee Hargeysa DAAWO

Hargaysa 9. February,2016(SDN/QJ):– Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Cadaaladda, Sacad Cali Shire iyo Axmed Faarax Caddare, ayaa dawladda Hoose ee Hargeysa ee hoggaaminayo Maayarka Caasimadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ku amaanay waxqabadka iyo dedaalka ay muujiyeen ee ay ku horumarinayaan bilicda Caasimadda.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo Shir la qaatay Saraakiisha Ciidamadda Isla markaana qalab isgaadhsiineed ku wareejiyey Ciidanka Booliska DAAWO

Boorama 9. February,2016(SDN/QJ):– Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamed Cali Saleebaan Ramaax ayaa Kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamadda Kala Duwan ee Gobolka Awdal isla markaana ku faray inay Kaalintooda ka qaataan Mudadda ay socoto Hawsha Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Horaanta Todobaadka soo socda ka bilaabmi doonta Jiidaha Gobolkaasi,Waxaanu Gudoomiyuhu qalab isgaadhsiineed Gudoonsiiyey Taliyaha qaybta Booliska ee Gobolka Awdal.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Gobolka Gabiley waa gobollada uu ku abtirsado KULMIYE, waxaannu xisbiga u yaqaan gobolka guusha KULMIYE oo waxaaba la yidhaa waa Florida KULMIYE” Murashaxa Kulmiye Iyo Socdaalkiisa Gebilay DAAWO.

Gebiley 9. February,2016(SDN/QJ):– Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Musharaxa madaxwayne ee xisbigaas Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa safar indho-indhayna ku tagay magaalada Gabiley. Safarkan uu guddoomiye Muuse Biixi ku tagay gobolka Gabiley ayaa waxaa ay ujeedadiisu tahay sidii ay usoo kormeeri lahaayeen shacabka abaaruhu saameynta ba’an u gaysteen ee ku nool […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Waxbarashadda oo ka Hadlay Qorshaha uga Yaala Macallimiinta aan Gunadda qaadan iyo Kuwa qaata ee Hadana wax ka dhiga Dugsiyadda Gaarka ah DAAWO

Hargeysa 9. February,2016(SDN/QJ):– Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habane oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay Hawl qabad ay ku dardargelinayaan adeegyadda Waxbarashadda dalka.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »