Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Boorama 11. February,2016(SDN/QJ):– Siyaasi Saleebaan Qolombi ayaa sheegay in Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ay Weji Gabax kala kulmeen Fagaaraha Khayriyadda ee Boorama oo ay Maalintii Shalay Gaadheen.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 11. February,2016(SDN/QJ):– Wefti uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici isla markaana uu Weheliyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi ayaa Socdaal Shaqo ku tegay Magaaladda Boorama.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 11. February,2016(SDN/QJ):– Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo Gaadhay Magaaladda Laascaanood ayaa daah furay Mashruuc ku shaqaynaya Ilayska Cadceeda oo adeega Korontada loogu samaynayo Waddooyinka Magaalada Laascaanood.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 11. February,2016(SDN/QJ):– Maamulka Dawladda Hoose ee Magaaladda Hargaysa ayaa Kulan la qaatay Hay’ad ka socota dalka Denmark oo Caasimadda ka hirgalinaysa Dhismayaal Shan Garoon oo Casri ah.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Alleybaday, 11. February,2016(SDN/QJ):– Haweenka Reer Somaliland ee ku dhaqan Magaalada Bristol ee Dalka Ingiriiska, ayaa Deeq Biyo ah ugu Tabarucay Dadka Abaaruhu saameeyeen ee ku nool deegaannada Waqooyiga, Koonfurta Hargeysa iyo Gobolka Gabiley. Deeqdan Biyaha oo ka kooban 3200 Foosto, ayaa Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro) oo lagu soo hagaajiyey waxa uu Doraad […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 11. February,2016(SDN/QJ):– Wasiirka Duulista iyo Hawda Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Cadaani), ayaa sheegay in aanay jirin fulin xukuumadda Somalia ku joojin karto duulimaadyadda imanaya dalka. Isla markaana wuxuu sheegay inay Somaliland madaxbannaantahay 25 sanno oo aanay cidna arrimaheeda u daba fadhisan Karin. Wasiir Caddaani oo arrimaha ka hadlay wuxuu yidhi “Maanta (Shalay), madaxtooyada Somaliland […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 11. February,2016(SDN/QJ):– Guddoomiyaha madasha wadatashiga iyo toosinta Somaliland Xasan Guure Jaamac oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in aanu jirin wax wada-hadal ah oo u socda xubnaha isbaahaysiga xisbiga KULMIYE ee qaadacay shirkii golaha dhexe ee lagu doortay Guddoomiye Muuse Biixi. “Weli ma jiraan wax wada-hadala oo na dhex maray isbahaysiga KULMIYE, […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bulaxaar 11. February,2016(SDN/QJ):– Waxaa Maalintii Shalay Degmadda Bulaxaar ee Gobolka Saaxil gaadhay Doon loogu talo galay inay samayso Gurmadka Caafimaadka ee Bulshadda ku teedsan Xeebaha Gobolkaasi oo Wasaaradda Caafimaadku hirgalisay.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 11. February,2016(SDN/QJ):– Madaxweynihii hore Puntland Cabdiraxman Sheekh Maxamed Maxamud Farole, ayaa ka hadlay kulan ay la qaateen Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Somalia Micheal Keating, wuxuuna sheegay inay ula tageen qoraal ka hadlay waxyaabaha la isku hayo ee khuseeya doorashada dalka Somalia 2016 ka dhacaysa. Farole, wuxuu tilmaamay in qoraalkooda ku muujiyeen […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 11. February,2016(SDN/QJ):– Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland sida oo kalena ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa dhagax dhigay xarun caafimaad oo ah qeybta dhalmada iyo daryeelka hooyada(MCH) isla mar ahaantaana ay ka xisbi ahaan u dhisi doonaan xaafadda Aktober ee degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa. Waxaana koobtii […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »